Axmed Madoobe oo khilaafka doorashada kala hadlay Safiirka Sweden

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane  Ahmed Mohamed Islaam (Madoobe) ayaa hoyga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay ku qaabilay Danjiraha dalka Sweden ee Soomaaliya Staffan Tillander. Axmed Madoobe iyo safiirka dowlada Sweden u jooga Soomaaliya ayaa kawada hadlay Xaalada uu dalku marayo gaar ahaan Doorashada caqabadaha hortaagan iyo shirweynaha arimaha Doorashooyinka. Waxa ayna labada masuul … Continue reading Axmed Madoobe oo khilaafka doorashada kala hadlay Safiirka Sweden